Hay’ada Bay Women Association Network ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaar ah Dowlada Koonfur Galbeed Baydhabo ku qabatey tababar aad muhim u ahaa tababarkaas oo loo qabtay xubnaha SWS ee baarlamaanka shaqalaha wazarada haweenka ururada bulshada ardayda jaamacadaha Hawenka heer gobol iyo degma ee u dhaq dhaqaaqa u doodida horumarinta ilaalinta xuquuqul insaanka […]