Bay Women Association Network

info@baywomen.org

+252 615629584

info@baywomen.org

Hay’ada Bay Women Association Network ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaar ah Dowlada Koonfur Galbeed Baydhabo

Hay’ada Bay Women Association Network ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaar ah Dowlada Koonfur Galbeed Baydhabo ku qabatey tababar aad muhim u ahaa tababarkaas oo loo qabtay xubnaha SWS ee baarlamaanka shaqalaha wazarada haweenka ururada bulshada ardayda jaamacadaha Hawenka heer gobol iyo degma ee u dhaq dhaqaaqa u doodida horumarinta ilaalinta xuquuqul insaanka iyo Isla xisaabtanka
tawabarka waxaa si toos ah u daah furay agaasimaha guud wazaaradda Haweenka iyo Xuquul insaanka Dowlada Koonfur Galbeed, Marwo Madiina Ahmed Nuur.
Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed, xubnaha u dhadhaqaaqa u adeegida horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka, iyo marti sharaf kale ayaa kasoo qeyb galey tabarka, waxaana iska iska kaashaday Hay’ ada hormarinta iyo isku xirka haweenka Bay Women iyo hay’ada UNSOM.

2 Comments

  • Medidove
    June 20, 2019

    Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo. Bccaecat cupidatat non proident,

    Reply
  • Medidove
    June 20, 2019

    Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo. Bccaecat cupidatat

    Reply

Leave a Reply

X