Baydhabo Isniin, 12-12-2022 Gadoomiyaha Guud ee Ururka hormarinta Bay Women Association Network Marwo Zainab Omar Ali ayaa ka qeyb Gashey dood ku saabsan dhaqdhaqaaqa 16ka maalmood ee December oo lagu qabtay Magaalada Baidoa. Dooda oo ku saabsanayd ilaalinta xuquuqda haweenka ayaa inta ay socotay waxaa looga hadlay kaalinta haweenka ka qaataan horumarinta qoyska iyo dhibaatooyinka […]