Bay Women Association Network

info@baywomen.org

+252 615629584

info@baywomen.org

Gadoomiyaha Guud ee Ururka hormarinta Bay Women Association Network Marwo Zainab Omar Ali ayaa ka qeyb Gashey

Baydhabo Isniin, 12-12-2022 Gadoomiyaha Guud ee Ururka hormarinta Bay Women Association Network Marwo Zainab Omar Ali ayaa ka qeyb Gashey dood ku saabsan dhaqdhaqaaqa 16ka maalmood ee December oo lagu qabtay Magaalada Baidoa. Dooda oo ku saabsanayd ilaalinta xuquuqda haweenka ayaa inta ay socotay waxaa looga hadlay kaalinta haweenka ka qaataan horumarinta qoyska iyo dhibaatooyinka […]

Waxan maanta qayb Ka ahayn haweenka nabada Koonfur galbeed kuwaaso la magac baxay Hooyooyinka nabadda ee Magaalada Baydhabo

Waxan maanta qayb Ka ahayn haweenka nabada Koonfur galbeed kuwaaso la magac baxay Hooyooyinka nabadda ee Magaalada Baydhabo, Waxan baaq nabadeed u direyna buslshada Koonfur galbeed gaar ahaaan dawlada iyo kooxaha kasoo horjeeda. Waxan halkan baaq ugu diraynaa, Odayaasha dhaqanka, Dhalinyarada, Aqoonyahana, Haweenka, Ganacsatada, Dhamaantooda inay Ka shaqeeeyan nabada iyo xasiloonida. Nabada waa laga maar-maan, […]

X