Bay Women Association Network

info@baywomen.org

+252 615629584

info@baywomen.org

Waxan maanta qayb Ka ahayn haweenka nabada Koonfur galbeed kuwaaso la magac baxay Hooyooyinka nabadda ee Magaalada Baydhabo

Waxan maanta qayb Ka ahayn haweenka nabada Koonfur galbeed kuwaaso la magac baxay Hooyooyinka nabadda ee Magaalada Baydhabo, Waxan baaq nabadeed u direyna buslshada Koonfur galbeed gaar ahaaan dawlada iyo kooxaha kasoo horjeeda.
Waxan halkan baaq ugu diraynaa, Odayaasha dhaqanka, Dhalinyarada, Aqoonyahana, Haweenka, Ganacsatada, Dhamaantooda inay Ka shaqeeeyan nabada iyo xasiloonida.
Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii, Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii.
Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaca jiritaankeeda, hadaba waxaa nabada ku heli karaana in la raadiyo nabadda sida saxda ah.
Dagaal wiil kuma dhasho wuu Ku dhintaa, Nabadda iyo xasiloonada aan iskala shaqeyno.

3 Comments

  • Medidove
    June 20, 2019

    Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation

    Reply
    • Medidove
      June 20, 2019

      Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.

      Reply
  • Medidove
    June 20, 2019

    Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud.

    Reply

Leave a Reply

X