Bay Women Association Network

info@baywomen.org

+252 615629584

info@baywomen.org

Gadoomiyaha Guud ee Ururka hormarinta Bay Women Association Network Marwo Zainab Omar Ali ayaa ka qeyb Gashey

Baydhabo Isniin, 12-12-2022
Gadoomiyaha Guud ee Ururka hormarinta Bay Women Association Network Marwo Zainab Omar Ali ayaa ka qeyb Gashey dood ku saabsan dhaqdhaqaaqa 16ka maalmood ee December oo lagu qabtay Magaalada Baidoa.
Dooda oo ku saabsanayd ilaalinta xuquuqda haweenka ayaa inta ay socotay waxaa looga hadlay kaalinta haweenka ka qaataan horumarinta qoyska iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan iyo sida ay tahay in loo ilaaliyo xuquuqdooda.
Gadoomiye Zainab ” Haweenku waxay yihiin laf-dhabarta bulshada, sidaasi darteedna aan marnaba la aqbali karin in tacaddiyo loo geysto”.
Barnaamijkaan Doodaan looga hadleyey dhaqdhaqaaqa 16ka maalmood ee December iyo kaalinta haweenka ay ka qaataan horumarinta qoyska iyo dhibaatooyinka ayaa ka baxdey Idaacada Warsan ee Magaalada baydhabo.

1 Comment

  • Medidove
    June 20, 2019

    Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo. Bccaecat cupidatat non proident,

    Reply

Leave a Reply

X